dib u soo celinta qaranku waa muhimada u wada taal umada idilkeed waxana u heelanahay fidinta soo celinta qarankii iyo umadii geeska afkirka ka tilmaaneed.
Some Somali politicians appear disconnected from the lives of ordinary citizens. Their words and actions often show a lack of respect for the hardships people endure, leaving many Somalis feeling ignored, humiliated, and marginalized in their own country.
An election is scheduled in Banadir in two days, without publicly known voter figures or candidate lists, undermining basic principles of electoral transparency.
Booqashada madaxweynaha Soomaaliya ee Itoobiya xilli ay taagan tahay dooda ku saabsan is-afgaradkii qaloocnaa ee Itoobiya la samaysay Soomaaliland waa arrin u baahan dib-u-eegis qoto dheer. Tallaabadaas waxay u muuqan kartaa mid khatar galinaysa midnimada Soomaaliya iyo xaqa dadkeeda. Waxaa muhiim ah in hoggaanka qaranku si cad u difaacaan maslaxadda guud ee dalka, iyaga oo aan oggolaan heshiisyo ama booqashooyin dhalin kara shaki ama dhaawac siyaasadeed oo dheeri ah. Soomaaliya waxay u baahan tahay hoggaan mideysan oo danta qaran ku saleysan, kana shaqeeya xoojinta wadajirka dhuleed iyo siyaasadeed.
2/2 Waxa ugu wayn ee qoraalkii fahad ku jiray waa in uu aaminsan yahay in shirqoolada dilalka ah, duulaanada siyaasigaa iyo caburintu ay tahay habab ka mid ah habaka dal uu ku hormaro.
1/2 Waxa uu xusay in ay hay’ada NISA samaysay hormar, hormakaasna uu sababay in dalka qeybihiisa kalana hormaraan.
Bal aan is waydiino hormarka hay’adu ay dalka ku hagtay.
Mar i dage allaha dago mar labaad idagse anays dagay.
U malayn maayo barasho danbe oo dadka ugu dhiman ina farmaajo in ay jirto.
Hadayba jirto qof xalay xiisaynaayay khudbadii farmaajo waxa kaliya ee uu xiisaynayay waxa ay ahayd uun cabsi uu ka qabo fowdo cusub oo uu soo hindiso.