🚨 𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚: The doors are now opened at the Estadio Azteca stadium for the World Cup opening game. Thousands of fans are arriving.
More than 80,000 fans are expected to attend. 🇲🇽
#worldcup#SomosMéxico#viral
Waxaa kaloo lala yaabo waxaa kamida ah kala duwanaanshaha 2daan shaqsi
@HassanSMohamud waxaa la gaar ah inuuyahay
Shaqsi soomaaliya meelna uga bixin
Daruufkastana og ama qiyaasi kara
Sidoo kalena macalin hore soo ahaa
Ilaahay umaddiisa hakaa qabto
Hoogaamiyaal wada cuqubaysan baa madax noo ah laga soo bilaabo maamulgoboleed illaa madaxda u saraysa
Sideen u hagaagaynaa
Midkastoo musiibo dalka iyo dadka ku ah qabiil haddaa ku raacayno kuna daafacayno?