Hadii laga shaqaynayo midnimada Somalia way fududahay, Owdal hala taageero, UAE xiriirka ha loo jaro. Laakiin hadii larabo in hadal lagu difaaco midnimo waxay la midtahay Prank inoo wada sheekada. Siyaasigu haduu aragti dheerayn wuxuu noqon doonaa mid loo taliyo waligiis.
@OGAA_NSHO ninkaan shacabkiisa siday u naceen hadaad ogaan lahayd waad yaabi lahayd balan been ah buu xilka ku helay waligiisna nin la jecelyahay ma uusan ahayn.
@Itsmerash34@OGAA_NSHO Waa sax, lkn Nuxurka guud fahan oo aragti dheer yeelo waxa laga hadlayo khuseen maaha ee waa sida caalamka uu isku badalayo oo wadmo badan ay rabaan in ay danahooda bes ka fikiraan taas baa na khusaysa waxaana naga tagi lahaa ciidamadaan maalaayiinta lagu bixiyo oo aan wax tarin
6 days ago, I posted that this team is mirroring the Euro 2008, 2010 World Cup, and Euro 2012 treble. Last night, they officially won the 2026 World Cup! 🏆🇪🇸
Euro 2024 ✅
World Cup 2026 ✅
Euro 2028 loading... ⏳
History is repeating itself! #WorldCup2026#Spain#Prediction
Spain is mirroring their legendary Euro 2008, 2010 World Cup, and Euro 2012 treble. After winning Euro 2024, this new generation with Yamal and Rodri is following the exact same blueprint. History is repeating itself right before our eyes for 2026 and 2028!
@FabrizioRomano As soon as England scored and started defending, I knew they were going to lose. Argentina always wins when their opponents park the bus, just look at their games against Egypt and Switzerland. England should have learned a lesson from the teams that played Argentina before.
Spain is mirroring their legendary Euro 2008, 2010 World Cup, and Euro 2012 treble. After winning Euro 2024, this new generation with Yamal and Rodri is following the exact same blueprint. History is repeating itself right before our eyes for 2026 and 2028!
Caawa, waxaan si buuxda u taageeri doonaa Beljimka! Si loo badbaadiyo sumcadda iyo sharafta kubadda cagta, waa in (USA) laga badiyo caawa. Ciyaartu waa inay noqoto mid caddaalad ah, ee ma aha in awood iyo cadaadis siyaasadeed lagu go'aamiyo. Ha Noolaato Kubada Cagta! 🇧🇪⚽
@AdamNyc khasaaraha iyo faaiidada socialmedia ha meel laga hadlaayo, meeshii la rabay in aan u dirno aqoonyahano dhalinyaro ah, waxaan u fahanay in la diro tiktokley kaliya magaca shirka anagoo ka fiirinayna. Taasna waa fahanka khaldan ee aan ka haysano siduu caalamka Cusub u shaqeeyo.
@Dalmarme caqliyadaan qabiilka ku dhisan goormay Dadkeena Soomaaliyeed ka dhamaan doontaa , xataa kuwa madaxda sheegta waa dad aan fahmaynba macnaha Qaran wuxuu yahay.