Cabdirahman cabdishakur @AAbdishakur oo badda somalia ka gaday kenya weliba qaybteedii ugu muhimsanayd Ee saliidu ku jirtay ayaa nacaybka uu hayo somaliland intuu is ilaaway ayuu Hada lee yahay ethiopia ayaan bad ka difaacayaa!
Hadaba cida wax ka dhegaysanaysa waa ayo!?
Muwaadin somalilander ah oo ka hadlaya aragtidiisa ayaa lagu so weeraray xamar isago is difaacay
Walalaheen gacan ka hadal miyay ka maraysa qiiradii 😂😂😂