Waxaad sameysaa cibaadooyin sir ah oo aysan cidna kula ogeyn. Sida in aad agoon noloshiisa kafaalaqaaddo. In aad qiyaamuleyl u soo kacdo oo aad Alle sujuudda ku barido. In aad danyarta ka farxiso.
Acmaashaas waxay gaashaan kaaga noqonayaan walwalka iyo walbahaarka. Alle idankii.
One of the main reasons I was drawn to Somalia was that success stories about combating illegal fishing are hard to find. The Gulf of Aden which is a stretch roughly 550 miles long & 200 miles wide between Yemen & Somalia, is home to two of the most chaotic places on the planet.
@GigiJanaay Madaxweyne cagjar ayaa qudbad maalin dhaweyd ku Lahaa soomaliyi Markey wax ay kukala Qayb-Santo weydey ayey magacyo isku kala faquuqeen. Soomaali Waa Ii soomali๐ธ๐ดโค๏ธ๐๐ช
Inaalilaahi WA Inaalilayhi WA inaa ilayhi raajicuun General Khaliif Ciise Mudan Alle naxariistii Jano Haka Waraabiyo ha na janeeyo, Taasi way inawada sugeysaayee waynu kukala horeyn.
โKa taxaddar in aad qof kale la wadaagto dhibaatada adiga ku haysato, maxaa yeelay boqolkiiba labaatan ka mid ah dadka wax dan ah kama lahan arrimahaaga gaarka ah, halka boqolkiiba siddeetan ay farxad dareemayaan marka aad dhibaatadaada uga sheekayso.โ
โJason Statham
@FartunHH Fahad reerkiisu kuma joogo jagada, ee xeeladiisa iyo raganimadiisuu ku Jooga, hawiye iyo daaroodna midab gaara oo ay dadka Kale kaga wanaagsanyihiin majirto. Somali will be Somali.