@GlobalMonitor_1@AhmedMoFiqi Waxa lagu coladinayo waa rag xumada aad Soomaliya ku haysaan in Soomali Trump caayo Raga Soomaaliyeed baa u sabab ah. Umada u soo ekaada horta markaas baa fabdhihiina u hiilin kartaan.
@ninwax_bartay@imanmali Run bay ka hadashay. Somalida awalba entertainment jeclayd baa isaga dabaal degaya waa xorownay 60 sano ka hor. Hada xoriyaday haystaan aaway? Entertainment iyo beenta waalida ah inay isu sheegan bay soomaalidu Ku istareexaan.

The concept of "Somalia" has always been a foreign concept to the people of Puntland. The woman's sentiment is more in line with the realities on the ground compared to the clown in charge and his low testosterone yes men's deranged, deluded facade.