Masha allah family dhamaystiran mudane cawale dayr & marwo najma nashad & ugu daynbayn curadkoodi mudane maftuux cawale dayr wada nooladoo farxad ku waraba abid
This is among the arguments in favour of Somaliweyn's unification. Yesterday, the Eisa Somali clan and the Garre Somali clan were competing against a united Oromo tribe.
When are Somalis would wake up.
United we stand, divided we fall
hawl adag guta, waxaan ka codsanayaa madaxweyne siciid Cabdilaahi deni inuu booqdo qoyska oo la kulmo, presidential visit, sidoo kale government must guarantee education of their children, medical covarage and their financial needs, tallaabadaas ayay raacdaa dawlad u abaalguda
Gashaanle sare abshir ahmed qoryood wuxu shahiiday [2014] Galgala
Gashaanle sare mukhtaar cabdi qoryood
Iyo Dhame cabdifataax ahmed qoryood [2025] calmiskaad.
Qoyska reer ahmed qoryood waa qoys halgan, waxaan soo jeedinayaa in dawladda Puntland ay ugu magac darto billad geesiyed
, saddexdaas akari ee walaalaha ah, oo u dhintay nabadgalyada shacabka reer puntland and their well-beings, waxaan soo jeediyey aniga oo ah mahamud Jama in “Qoryood Extreme Bravery Medal of Honour, ”, bilad sharafeed geesinimo la sameeyo, laguna abaalmariyo hadda kadib gesiyasha
The Foreign Affairs Minister @AhmedMoFiqi held talks with his #Egyptian counterpart Sameh Shoukry in Cairo. They discussed different aspects of the Egyptian-Somali relations and means to boost them in numerous domains.