@AbdisalamAato Waa magaldii aan ku soo qaatay qeyb ka mid ah nolosheyda cajiib baraawe # hadaadan luuqadooda aadan aqoonin ma ahan ineysan SOMALI aheyn
@AAbdishakur Halka imtixaan ay wajaheen waa CROATIA weyna hareen waxaa la mid ah Imtixaanka aad wajihi karto waa marka doorashada la gaaro sidii caadada aheyd INA MAKO 2 cod ayaad ka imaan