Sharaf weyn ayey ii tahay inay Sanatarada Sharafta leh ee Aqalka Sare ii doorteen Ku-xigeenka Koowaad ee Guddoomiyaha Senate-ka. Waxaan ballanqaadayaa in aan waajibaadkayga u gudan doonno si hufan oo daacadnimo leh.
Horumarka dallkeena & dadkeena waa ahmideyda kowaad. #Somalia