27 May Burco, 29 May Cadaadley, 31 May Hargeysa—1988-kii waa maalmo ku suntan halgan, geesinimo iyo naf-hurnimo. Waa maalmo lagu xasuusto halgamayaashii SNM iyo shacabka JSL ee u soo halgamay xorriyadda iyo sharafka ummaddooda. Alle ha u naxariisto dhammaan shuhadadii halganka.
Sacking Liam Rosenoir alone isnt enough, The sporting director and blue co and their whole system has killed the club from within, Get rid of all of them