Waan gartaa hoggaamiyeyaasha markii aan arko. Sidoo kale, waana aqoonsadaa nacasyada markii aan arko. Bal qiyaas sida ay mahadho u tahay inuu qof isku darsado labadaas sifo.
Haddii aad tahay hoggaamiye, haddana tahay nacas waa arrin musiibo ah, musiibo aad u daran. Waxaa kale oo kasii xun, waliba kasii khatar badan, haddii dadkii ay gacmahooda ku jirtay talada iyo awoodda ay maskaxdooda la baddalo oo ay ku dheeldheelaan nacasyo danahooda gaarka ah ku fushanaya.
PAUL KIGAME.
MADAXWEYNAHA RWANDA
@FaisalAliWarabe Maroodiga takarta saaran uma jeedo isagii baa dagaal beeleed hargeysa ka abaabulaya waliba xabashida hargeysa qaadatay kama hadlayee dad aan loo dirsan uunbuu ka hadlaa ( fake part )
@SLNTV@AbiyAhmedAli All maxaan aragnay rag iyo dumar makaroofan iyo tv islahey oo usheekeeya shacab khaatiyaan ka joogo beentoodii ETHIOPIA maanta iyadaa u baahan cid caawisa ee kasoo waran 300 ee maxaabiista sanad jirsatay iyo macluusha siibaahaysa dad badan ayaan dab shiday
Wuxuu noosii sheegayaa inuu deked ay ETHIOPIA leedahay oo ay maamusho100% ka siinayo badda somaliya.
Somalia oo daciif ah awood yar kuna fashilantay amnigeed qalalaase ku jirta ayey amnigooda qaranka ka dhex arkaan bil cakis unuka waan soo jeednaa
𝐈𝐋𝐄𝐄𝐍 𝐍𝐈𝐍 𝐗𝐀𝐍𝐓𝐈𝐈𝐒𝐀 𝐎𝐆 𝐈𝐒𝐌𝐀 𝐒𝐇𝐄𝐄𝐆𝐎.
Soomaaliya oo la ogyahay heerka ay uga jirto liiska dalalka musuqa ku dhaqma, sow fajac iyo mucjiso maahan in Golaha Wasiirada dalka, uusan khatar u arkin musuqmaasuqa.
Markaan arkay in 𝐌𝐔𝐒𝐔𝐐𝐀 si kas ah looga reebay khataraha qaranka, waxaa fahmay in xafiiska Madaxweynaha laga soo diyaariyey sideedda qodob, ILEEN NIN XANTIISA OG, ISMA SHEEGO.
Waa masiibo somaliya ku habsatay markii xukunka ay qabsadeen Siyaasiyiintii Hotell Jazira ka qaylin jiray 2021ilaa 2022 kuwaas oo ku doodi jiray in dalka Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ay god madow ku wadaan maanta maxaanu u jeednaa in siyaasiyiinta siyaasadoodu tahay tii HIV
Kenya waxay kasoo badbaaday halis jiritaan markii doorashada looga adkaaday xulufadii sharta ee uu hogaaminayey Uhuru Kenyatta.
Tobankii sano ee lasoo dhaafay gobolka Geeska Afrika qalalaase siyaasadeed buu galay, gaar ahaan Soomaaliya xiligii Madaxweyne Farmaajo iyo dagaalkii Tigreega ee Itoobiya. Uhuru Kenyata ayaa qaybta ugu weyn ku lahaa degenaasho la’aantii ka jirtay gobolka iyo gudaha Kenya.
Labadii Madaxweyne ee hore Daniel Arap Moi iyo Mwai Kibaki markii ay xilka ka dageen waxay doorteen iney ilaashadaan sumcadooda iyo taariikhdooda. Laakiin Uhuru wali muusan rumaysanin in Mudane William Ruto uu noqday Madaxweynaha 5aad ee Kenya.
Madaxweyne Ruto, tubada ay tahay inuu iska xiro waa shirqoollada iyo sharta uu maleegayo Uhuru.
Xulufaysiga cusub ee u dhexeey Rigathi Gachagua iyo Uhuru Kenyatta wuxuu Kenya dib ugu furayaa albaabka sharta.
Soomaalida iyo Muslimiinta Kenya waxay maanta haystaan Madaxweyne Ruto oo ah hoggaamiye u ogol xuquuqdooda, kuna aaminay xilalka ugu xasaasisan dalka.