2020ka hadaa ka mid tahay dadka wali aaminsan in gobol Soomaaliya ka tirsan kaligii horumar iyo nabad gaari karo uusana u baahneyn Soomaaliya inteeda kale, waxaa ka mid tahay sababah dib inooga reebay aduunka!
- kuwa halkaa u socoto gaarey ka tusaale qaado.
#Somalia#wadajir
Wali ma isweydiisay yaa ka faa’iida khilaafka maalin walba ka dhaxtaagan madaxda Soomaaliyeed? Walise ma maqashay iyadoo laga doodayo sidii iskuulo loo dhisi lahaa ama caafimaadka bulshada kor loogu qaadi lahaa?
Warka maanta oo kaliya yaan lagugu mashquulin.
#feejignoow#somali