https://t.co/WA45ncEenX
The YT channel of Waqal studios, a Somali music production company, was just hacked an hour ago, and the hackers are conducting this fraudulent activity live on their channel, Could you please help them in regaining access to their channel?
@YouTube
I'm discussing “Falaqyanta Suuqa Cyrpto & Stock! Maxaa ka cusub?” with @Fathiyayusuf, @yaaniida, @syzygiess, @M_EminAli, @traveller_2029, and Som FinTech & Investment. Today, 9 Nov at 6:00 PM CET in @clubhouse. Join us! https://t.co/KNq1ZS1skA
Gabdhahan in laso qasbay ama daruuf haysata darteed loga faidaystay waxaa muujinaya wajiyada inay wada dabosheen. Dowlad aan ka xishon danyarta oo isticmalaysa dana siyaasaded waa tii ugu horeysay. Tankale, mas’ulyad daro ka wayn maa jirto in dad laso bixiyo ayado Corona uu jiro?
"We are welcoming Ethiopian Abi Ahmed, rather than @M_Farmaajo- Let farmajo stay where he is. We will never accept his travel to #Hargaysa. If he comes with we don't have option, but to welcome PM Abi Ahmed & consider @M_Farmaajo as ordinary Somali person" Somalild house elders
waxaan amin sanahy in dawalada #NABADiyoNOLOL dawlad ka fican ma soo marin #Somalia burburkii kadib ayada mid ka danbesana ma amin sani in ay jiri donto'
Dawladnimada wa noo muqata yaan indhaha la iska tirin❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Berrito waa fadhigii ugu dambeeyay ee dhagaysiga dacwadda Coldoon. Ma filaayo in aad caddaalad heli doonto ama difaacaaga la tixgelin doono oo meesha dadkii aan ogaa uun baa jooga e, Abdilmalik Musa Coldoonoow xorriyaddaadii Eebbe wayne hakuu soo celiyo.
#Diyaaradii siday allah ha u naxariistee maydkii marxuum abwaan maxamuud cabdilaahi ciise singub ayaa hadda ka soo degtay garoonka diyaaradaha ee garaad wiil waal ee magaalada jigjiga.
@XayleDahir@HarunMaruf
Thread from #LasAnod in #Somali & English:
Ceelkani waa ceelkii ugu horeeyey ee magaalada Laascaanod laga qoday. Dhamaan Dadka ku nool Gobolka #Sool, Ceelkaaas ayeey ka cabi jireen. Waxaan ku qiyaasay 70 sano ka badan in la cabayey ceelkaa weligiisna aan lacag laga qaadin.