Ma degentahay degmooyinka burcada hubeysan laga soo qabtay? Ololaha la dagaalanka burcada hubeysan ma u aragtaa inuu muhiim u yahay sugida Amniga Caasimada? Sidee shacabka kaalin uga geysan karaa dadaalada aan wadno ee Sugida Amniga? Fikirkaaga iyo taladaada waa muhiim
Allaha u naxariisto Hodan Naleye oo waxey aheyd shaqsi Soomaalinimada ku weyntahay oo caalamka u bandhigi jirtay Quruxda, Dhaqanka iyo Wanaaga Soomaaliya. Waa shaqsi aan si gaar ah u wada tabi doono ee aan u soo wada duceyno in EEBBE janadii Fardowsa ka waraabiyo. AAMIIN
Waxaan gurigeeda ku wareejinay Lul Mohamed Ahmed (Lul Dikriyow) oo muddo 28 sano laga heystay. Dadkii diidanaa inay u baneeyaan ayaan u sheegnay inaan sharciga horgeyneyno oo ay xabsi nuteysanayaan iyo inaan ku soo dalaceyno kiro 28 sano ah hadii aysan degdeg uga bixin.
Ra’iisul Wasaare @HassanAKhaire ayaa cambaareeyay weerarka argagixasadu ku qaadday hotelka Cascaseey ee Kismaayo. Waxa uu tacsi u diray ehelada dadkii ku shahiiday, isaga oo ku baaqay in meel looga soo wada jeesto argagixisada
👉https://t.co/3xnDz7sb2B
Waxaan xalay kormeernay wadada Liido ee Degmada C/casiis oo lagu xiray nalalka Cadceedda ku shaqeeya taasoo qeyb ka ah barnaamijyada lagu soo celinayo bilicda Caasimadda Muqdisho
Dhallinyarada Gaalkacyo waxaan ku ammaanayaa kaalinta ay ka qaateen nabadeynta iyo sida ay horseedka ugu yihiin horumarinta deegaankooda
#PMinGAlmudug#NabadIyoNolol
I had a fruitful roundtable discussion with members of Internally Displaced People in Kaxda District as part of our approach in finding a Durable Solution so that IDPs can have equal opportunities and rights
Bulshoy la shaqeeya Booliiska si aan u sii dardargelino Sugida Amniga Caasimada oo muhiim noo wada ah. Nabad & Nolol waarta ayaan horumar ballaaran ku gaari karnaa
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa uga dhawaaqay Magaalada Dhuusamareeb in gogoshii dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug ay ka furantahay Magaalada Madaxda Galmudug ee Dhuusamareeb.
Revival of Mogadishu city. Construction of community roads in Mogadishu. Xamar Jab Jab district. Is near completion 1km.Thanks to his leadership the Mayor of Mogadishu and Governor of Banadir. Engr. Yarisow Nabad iyo Nolol. @M_Farmaajo@HassanAKhaire@TheVillaSomalia@engyarisow