💥 DEG DEG: Shabakadda NEAR ayaa ku dhawaaqday casriyeyn cusub oo la yiraahdo “Spice Upgrade”. 🕸️
🚀 Casriyeyntan cusub ayaa la sheegay inay:
✅ Hoos u dhigto waqtiga soo saarista block kasta ilaa 200 millisecond
✅ Kordhiso xawaaraha shabakadda 3 jeer marka loo eego kii hore
✅ Hagaajiso waxqabadka iyo awoodda shabakadda si ay u maareyso macaamillo badan
📈 Haddii casriyeyntani u hirgasho sidii loo qorsheeyay, waxay noqon doontaa tallaabo muhiim ah oo kor u qaadaysa waxqabadka iyo tartanka shabakadda NEAR Protocol.
Ma ahan wax sahlan, in walaalo 0 ka ah aqoonta suuqa 7 bilood yes 7 billood wax la baro kasoo cudbey multiple assignments, many exams MashaAllah waa ardaydii ugu waqtiga dheeraa from zero to complete market knowledge, hambalyo, 🎉🎉
@US2SOMALIA Is this a threat?
Are you threatening Somalia's future from a bunker in Halane?
The level of arrogance and lack of diplomatic tact in this statement is disgusting!
The violence unfolding in Mogadishu is reckless. Somali leaders on all sides have a responsibility to preserve stability and resolve differences through peaceful means.
Actions taken in the coming hours and days may have lasting consequences for Somalia’s security, unity, and future.
The Avocado Accords 2026. 🥑🥑🥑
Who knew that regional diplomacy needed just a little guacamole? Tonight, the Somali and the Israeli ambassasors are out here boldly rewriting Middle East and Africa history, one avocado at a time.
#AvocadoAccords, #Somali, #Israeli, #SomaliaTrending, #SomaliTwitter, #AfricaAvocadoCongress.
#AvocadoAfrica2026, #Africa, #Kenya, #Somalia, #Israel,
#AbrahamAccords, #HornOfAfrica, #Ethiopia, #Djibouti, #Eritrea, #Uganda, #USA, #UK, #Turkey, #France, #Italy, #EU, #AU, #IGAD, #EAC. 😉👍🏼
#بيان | وزراء خارجية المملكة وعدد من الدول العربية والإسلامية يدينون بأشد العبارات الخطوة غير القانونية والمرفوضة المتمثلة في إقدام ما يُسمى إقليم "أرض الصومال" على افتتاح "سفارة" مزعومة له في مدينة القدس المحتلة في انتهاك صارخ للقانون الدولي وقرارات الشرعية الدولية ذات الصلة، وبما يمثل مساسًا مباشرًا بالوضع القانوني والتاريخي لمدينة القدس المحتلة.
🔗 https://t.co/HSulmmUzXW
1/3
WAA DAWLAD-WADAAG XALKA KALA-TAGGA SIYAASADEED EE SOOMAALIYA
W/Q: Xasan M. Saciid Samantar “Gacaliye”
Garoowe, 23-ka May 2026.
Kaddib markuu dhammaaday muddoxileedkii Baarlamaanka iyo kan Madaxweynaha, xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya waxay u jihaysatay meel aad u khatar badan. Waxaa intaas dheer in dalku mar kale ku laabtay xiisaddiihii dastuuriga ahaa ee ragaadiyay, kaddib fashilka wadahadalladii kala-guurka ahaa ee bartamihii bisha May 2026 lagu qabtay Muqdisho, kuwaas oo ay garwadeen ka ahayd safaaradda Boqortooyada Midowday (UK), goobjoogna ka ahayd tan Mareykanka (USA).
Si loo falanqeeyo si dhex-dhexaadnimo iyo daacad leh xaaladda jirto, waxaa loo baahan yahay in dib loo eego hadalladii hore Villa Soomaaliya, kuwa mucaaradka xilligaas, wixii iska beddellay hadda iyo natiijooyinka la filayo in ay ka dhashan.
Waxaa iska cad in qorshaha Madaxweynaha xil-hayntiisu dhammaatay iyo tan dawladdiisa ku-meel-gaarka ah uu yahay inay adeegsadaan nidaam dimuqraadiyadeed oo qabyo ah si awoodda dalka ay iyagu ku koobnato, qaab keli-talisnimo ahna looga guuro nidaamka dadban ee dalka rasmiga u ah ee ku dhisan 4.5, laguna beddelo nidaam gacan-ku-rimis ah oo lagu sheegay "qof iyo cod" (1P1V). Inkastoo marka meel fog laga eego isku-dayga isbeddelkan uu u muuqdo mid mudan yagay ammaan, haddana waa nidaam si keli-talisnimo lagu fulinayo kala-guur dal wali dhexdiisa nugul ka yahay. Waxaa u sii dheer wax-ka-beddelka dastuurka ee muranka badan dhaliyay, oo wada ah tallaabooyin si cad u dhaawacayaan xasilloonida iyo sharciyadda dalka, ayna u horseedayaan muddo-kordhin aan heshiis lagu ahayn ee xilka ee Madaxweynaha iyo kan Baarlamaanka.
Sidoo kale, waa halis kale oo dalka u soo kordhay in lagu dhiirrado fulinta codbixin guud oo been ah iyo dib-u-habayn dastuuri ah oo hal dhinac u raran, iyadoo aysan jirin is-afgarad qaran, amni si buuxo u sugan, diwaangelinta codbixiyayaasha iyo gacan-ku-haynta dhuleed ee lagama maarmaanka ah. Sidaas awgeed wax xiriir ah lama laha fasiraada uu adduunka ka bixiyo dimuqraadiyadda. Waxa la wado, loona socdo waa taas beddelkeeda iyo awood-sheegasho aan gambo iyo xishood midna lahayn.
Dawladda federaalka ku-meel-gaarka ah waxay damacsan tahay, meelaha qaarkoodna horay ugu dhaqaaqday, in si keli-talis ah dalka ugu soo rogto go’aannada Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Qaranka (GMDXQ) oo ay iskeed dhistay,soona xulatay, si loo boobsiiyo doorashooyinka dalka. Arrintaas waxay keentay in dad badan kalsoonida kala laabteen, gaar ahaan maamul-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland, markii dambena ku soo biirtay Koonfur Galbeed, in kastoo markuu ficilkaas dhacay hoggaankeedii iyo nidaamkeedi si degdeg ah meesha looga saaray, kaddib markii ay Muqdisho awood u adeegsatay.
Waxaa keli-talisnimada dawladda xilligeedu dhammaaday ka soo horjeeystay mucaaradka "rasmiga ah", oo ah isbahaysi dabacsanaan ka muuqato oo leh shakhsiyaad iyo kooxo siyaasadeed kala duwan oo ku midaysan dalladda Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed. In kastoo ay ku saxan yihiin qaylo-dhaantooda ay ku dhiidhiyaan muddo-kordhinta aan raalliga laga wada ahayn ee Madaxweynaha iyo dawladdiisa. Haddana, miisaankooda siyaasadeed iyo kan qaab-dhismeedkooda waa kuwo daciif ah, oo waxay u kala qaybsan yihiin asal ahaan, waxaan intooda badan lagu sheegaa in danta guud ka doorbidaan fursad-raadinta siyaasadeed. Tabashada kooxdan, gaar ahaan kuwooda miisaanka culus ku leh siyaasadda, iyo dhallinyarada aqoonyahannada ah ee hammiga gadaal ka riixayo, ayaa ah in laga xirtay albaabka awoodda dalka. Ilaa iyo hadda, isbahaysiga Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed weli lagama hayo aragti habaysan iyo qorshe si dhab ah loo saleeyay ee ku saabsan maamulidda Soomaaliya. Ku-adkaysiga madax-adayggooda iyo ku sii-dheganaanta nidaamka dadban ee qabyada ah waxaa sabab u ah dantooda gaarka ah, halka ay ka ahaan lahayd rabitaan dhab ah oo ku saabsan welwelka ay ka qabaan xasilloonida hay'addaha dalka, dastuurka iyo nidaam federaal loo dhan yahay.
#Soomaaliya
2/2
If the federal government continues with its unilateral trajectory and the opposition digs into their position, Somalia's security and political degradation will likely be swift. The caretaker government will inevitably become a regional authority controlling at best only Mogadishu and the Banadir region, with the risk of repeated fragmentation, loyalty to clan factions and to demagogic political figures.
The most realistic and stable path forward for the country is to respect each other and compromise towards a structured transition based on a coalition that will establish a Government of National Union (GNU). To achieve that, the expired federal government must pause and reverse its unilateral decisions and the NIEBC's accelerated implementation timeline.
As for the opposition, they must drop their blanket refusal to recognize the incumbent's government. At the same time, the seats at the negotiation table must be expanded to include all FMS leaders, political figures and parties, civil society and elders to agree on a national caretaker setup, where the President term will continue in a strict caretaker capacity to maintain institutional continuity and preserve the country's past gains, while a new consensus driven Prime Minister will be appointed to design and implement an improved indirect election model roadmap within 12 months maximum. This means expanding the electoral colleges,
aggregating constituencies, preventing vote-buying, ensuring fair competition by eliminating the best man (malxiis) practices, enforcing women quotas and ensuring youth participation.
If this scenario is realized, Somalis will show great maturity, ownership and will avoid regressing the country into a constitutional and a security vacuum. Somalis and the genuine friends of Somalia need to be reminded that for the past 26 years the country had mostly relied on political consensus, rather than on strict legalism. A caretaker coalition is not a perfect solution, but it is a pragmatic choice to save the country from renewed strife and greater fragmentation.
We should move forward and let the next 2027 selected Somali government achieve throughout the country a genuine universal suffrage, In Shaa Allaah.
###
1/2
THE IMPERATIVE OF A COALITION GOVERNMENT FOR SOMALIA'S POLITICAL FRAGMENTATION
By: Hassan M. Said Samantar “Ga'liye”
Garowe, 23nd of May 2026.
With the expiry of both the Parliament and the President’s mandate, Somalia's political landscape is now at an incredibly precarious juncture. Moreover, with the collapse of the UK and the USA's sponsored Mogadishu's mid May 2026's transition talks, the country has again plunged into its familiar, cyclical high-stakes constitutional crisis.
Analyzing the situation in a frank and objective manner requires looking back at the past rhetorics of both Villa Somalia and of the then opposition, their current dynamics and potential outcomes.
It is evident that the strategy of the expired President and its caretaker government is to use a flawed democratization system to consolidate power by unilaterally shifting away from the well established 4.5 clan-based indirect selection towards a "one-person, one-vote" (1P1V) sham system. However this attempt of change seems laudable from far, executing unilaterally a transition in a fragile country through controversial constitutional amendments it clearly undermines stability and legitimacy and imposes an extension of the terms of the Incumbent and of the Parliament.
Also, pushing to implement a fake universal suffrage and a unilateral constitutional reform while lacking a national consensus, the security control, the electoral registry and the necessary territorial control of the country has nothing to do with the definition of democracy. Rather, it is a shameless power grab. Additionally, the caretaker federal government's tentative to unilaterally impose on the country a hand picked National Independent Electoral and Boundaries Commission (NIEBC), including an accelerated election timeline, has alienated many, in particular the regional states of Jubbaland, Puntland, that were later on joined by South West, but its leadership was swiftly and forcibly removed by Mogadishu.
Opposing the expired government's unilateral initiatives is the “official” opposition, a loose coalition of various political figures, and groups under the banner of Somali Future Council. While they are right to be vociferous about the unilateral extension of the terms of the Incumbent and his government, their political capital is structurally weak, they are at the core divided, and remain largely a self-declared, opportunistic alliance of convenience. The grievances of their political heavyweight figures and the ones of their aspiring young elites is being locked out of the seat of power. So far, the alliance for the Somali Future Council has yet to come up with a structured vision and alternative concrete plan of governance for Somalia. Their stubborn insistence on sticking to the old, flawed indirect model is driven by self-interest, rather than a genuine desire for Somalia's institutional stability, constitutionalism and federalism. Because of the opportunistic nature of their alliance, they are fragmented and lack the leverage to dictate their terms. However, they have enough disruptive power to deny the federal government Mogadishu's total control.
Therefore, the current bilateral negotiations framework, supported by some foreign powers, is expected to be futile and fundamentally broken because it treats Somali politics as a zero-sum game between the Villa Somalia's expired incumbent and factions of Mogadishu-centric elites. Ignoring and excluding other national figures, political parties, civil society and traditional elders from the failed and soon to be resumed negotiations will leave any deal that may be reached without a sound foundational grounding. In Somalia, political settlements do not derive their power only from elite handshakes but also from a broad-based clan and regional consensus. Excluding vital stakeholders is a guarantee of failure since any excluding settlement will be rejected and considered illegitimate.
#Somalia, #Coalition, #Caretaker.
إنا لله وإنا إليه راجعون.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.
Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida ku timid Sacdiyo Hagi Ciise Bootaan. Allaah ha u naxariisto marxuumadda, Jannatul Firdowsana ha ka waraabiyo. Waxaan muruguda la wadaagayaa Abshir Aaden Ferro, qoyskiisa iyo qaraabadiisa, Ilaahayna uga baryayaa in uu sabir iyo iimaan wada siiyo. Aamiin.
@AbshirFerro, #Soomaaliya.
Somalia and Spain have signed a Memorandum of Understanding in Madrid to establish a regular political consultation mechanism. The agreement focuses on strengthening cooperation in security, maritime affairs, and economic development.
#Somalia#Spain#SONNA#Diplomacy
The rescue person details 👇👇
a 52-year-old former boxing champion and father of five from Kazakhstan. At Almaty International Airport on March 7, 2025, he offered to trade places with the 23-year-old female security officer held at knifepoint by a 67-year-old attacker who claimed to have a bomb. Once she was safe, Abdraim lunged in and disarmed the man bare-handed. Kazakhstan's president awarded him the "For Bravery" medal. Absolute legend
Kenya 🇰🇪
In Kenya, a patient was told after an X-ray at a government hospital that he had a live cockroach inside his chest, and they recommended him to go to Singapore for treatment.
When he arrived there and they examined him properly, they discovered that the insect wasn’t inside his body at all.
It was stuck inside the X-ray machine in the Kenyan government hospital that they used.