@AhmedHasanAden Congratulations on this important milestone. Strong SomaliaโTรผrkiye cooperation in the Blue Economy will create new opportunities for sustainable fisheries, investment, and economic growth for both nations. ๐ธ๐ด๐ค๐น๐ท
One Nation, One Voice, One Flag.
It represents our unity, our togetherness, and the nationhood we share today. Anything less than that is not something we can aspire to. ๐ธ๐ด
Waa odayaal saaxiibo ah muddo dheer u soo shaqeeyay Dowladda Soomaaliya, xilal kala duwanna soo qabtay, kuna soo shaqeyey dareen Qaranimo Waxaana xusid mudan in aan soo shaqeynay xilli aad u adag, xilli ay halis iyo cabsi jirtay iyo in loo shaqeeyo dowladda Soomaaliya!
Maanta waxan boqasho sharafed ku tegay Safaradda Soomaaliyeed ee dalka Masar (Qahira)
Waxaa si diirran oo sharaf leh iigu soo dhaweeyay Md Ibrahim Maxamed Cumar (Dhalxa), U Qeybsanaha Arimaha Waxbarashada ee Safaradda.Mahad gaar ah ayaan u celinayaa soo dhaweyntii qiimaha lahayd.
Sharaf iyo karaamo weyn ayay inoo tahay in aan qeyb ka noqono xafladaha soo dhaweynta Wasiir/Xildhibaan Cabdifitaax Khasim Maxamuud oo si talan-taali ah uga socota magaalada Muqdisho. Soo laabashadiisu waxay astaan u tahay guul, aqoon iyo sharaf qaran.
Jimca wgsn.
This morning I proudly received my voter registration card, which is a testament to my unwavering belief that direct elections are the way to go. This is a symbol of the people's commitment to building a democratic country where every vote counts.
Manta waxan iska diiwan-geliyay degmada Xamar Jajab. Shacabka ku dhaqan Gobolka Banaadir oo seed bursi soo taxnaa mudo 65 sano ku jiray Waxan ugu baqayaa bulshada sharafta leh in ay si firfircoon isku diiwaangeliyaan si ay u helaan kaarka codbixinta Golaha Deegaanka.