Af-Maaygu waa af hodan ku ah xikmad, murti, maahmaahyo iyo erayo xambaarsan macnayaal qoto dheer, waana af ay ku duugan yihiin aqoon, dhaqan iyo aqoonsi mudan in la ilaaliyo, lana gaarsiiyo jiilasha dambe.
Muhiimad gaar ah ayey bulshadu u leedahay in dhalintu ku haasaawaan afkooda hooyo iyo suugaantoodana.
Afky Ayow “Barbaarté Afmaaledaané usub mahadséngting”
Waxa aan maanta daah-furay Shirweynaha Saddexaad ee Qaranka ee Dabagalka iyo Qiimaynta Soomaaliya (SNMEC 2026), kaas oo diiradda lagu saarayo xoojinta nidaamyada dabagalka, qiimaynta iyo isla-xisaabtanka waxqabadka dowladda.
Dowladda Soomaaliya waxa ay hirgalisay qorshe cad oo lagu saleeyay baahiyaha bulshada Soomaaliyeed, waxyaabaha u baahan in laga jawaabo iyo horumarinta dhaqaalaha dalka, qorshahaasi waxaa lagu sameeya qiimeyn rasmi ah oo sannadleh ah iyo nidaamyo lagu qeexayo laguna qiimeynayo hababka loo hirgaliyey qorshaha dowladda iyada oo natiijooyinka loo soo bandhigayo bulshada Soomaaliyeed, taasina waxa ay qeyb-ka tahay nidaamka isla-xisaabtanka hey’adaha dowladda.
Xukuumadda Soomaaliya waxa ay ku tallaabsatay horumar muuqda oo marklii Saddexaad loo soo bandhigayo dadka Soomaaliyeed, waxaa ka muuqada qiimeynta iyo xog uruurinta dhinacyada kala duwan in dalku sameeyay horumar bulsho, dhaqaale iyo soo kabasho weyn, waxa aan boorrinaya in lasii adkeeyo lana joogteeyo isbeddelka dhanka wanaagsan ee dalku u jihaystay.
Waxaan ugu baaqayaa walaalaheen Soomaaliyeed ee la kala aragti duwanyahay in ay fidsantahay gogol wadahadal si aynu si siman oo nabad ah go’aan mideysan u wada gaarno.
Four years of teamwork.
Four years of resilience.
Four years of rebuilding.
Four years of dedicated service.
Four years of standing firm for Somalia.
Four years of Somali leadership—Somali-led, Somali-owned, and driven by the national interest.
Together, we have strengthened institutions, restored confidence, expanded international partnerships, advanced landmark treaties and legislative ratifications, and laid the foundations for a stronger, more secure and more prosperous Somalia. Our progress has been built on partnership, determination and an unwavering commitment to the Somali people.
We take pride in what we have achieved together. Guided by a people-centred vision, we have worked to strengthen the institutions of state, deepen Somalia's engagement with the international community, and deliver reforms that advance our nation's long-term stability and prosperity.
I extend my deepest gratitude to H.E. President Hassan Sheikh Mohamud for his steadfast leadership, to the Legislature for its constructive partnership, and above all to the Somali people, whose trust, resilience and patriotism continue to inspire our work every day.
Dan Qaran. Dadaal Qaran.
#SomaliaSoomaalibaaleh.
President @HassanSMohamud held a meeting with the Emir of Qatar, HH @TamimBinHamad at Lusail Palace in Doha, Qatar, to offer his condolences on the passing of the Father Emir, Sheikh Hamad bin Khalifa Al Thani.
The President reaffirmed Somalia’s solidarity with the people of Qatar, and wished HH the Emir, the Royal Family, and the people of Qatar strength and patience.