Dhammaan Umada Soomilyed waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee bisha Ramadaan.
Bishan oo ku soo adday xilli adag oo dadka Soomaaliyeed ay la daalaa-dhacayaan duruufo iyo abaaro saameeyey dad iyo duunyo, waxaan dadka Soomaaliyeed ku boorrinayaa in ay badiyaan ducad