Si looga fogaado #Covid19, Ardayda Galaysa Imtixaanka Waa in ay xirtaan facemask-ga loo qaybinayo Barri, Sidoo kale Ardayda waa in ay farxashaan marka ay tagayaan xaafadahooda .
#IMQS2020#SNE2020
Women have deserved so much than just a day in a year. The power they have inside is enormous. This day is a reminder for every human being in the world to love and admire women, for they deserved it. Happy Women’s day! #8marchinternationalwomensday
Intii ay dowladdu jirtay ayuu macallin noqday. Burburkii kadib wuxuu ka mid ahaa tiirarkii waxbarashada. SIMAD ayuu macallin ka noqday waagii ay macadka aheed, diraasaadkeeda sare ayuuna waayahaan bare ka ahaa, wuxuuna maamul & macalin ka noqday UNISO intii ay curdunka aheed. 1/3
Waxaan la yaabay ragga qaar oo isku maleeyo in ay naga caqli, xikmad iyo aqoon badanyihiin, intaa keliya maahane waxeey jecel yihiin in ay nagu qasbaan in aan la qaadano fekerkooda, anagoo aanan ku qanacsaneen xitaa!
Ma waxeey iloobeen dumarka ineey yihin kuwa soo barbaariye?
we proud to have young innvastors in somaliya as we know before the years ago the world look in somaliya the must dangerous country in the world but we are trying to change that image #Somaliainnovators
Another young #Somali innovator.
Meet Shaafici Ahmed Dirie, a high school student & aspiring architect who wants to do BIG things for #Somalia housing problems.
This is the kind of people we need to promote and encourage
#MogHousing#MTS2019
Golaha Hal-abuurka Hablaha Soomaaliyeed wuxuu kugu casuumaya Shirweynaha Hal-abuurka Hablaha Soomaaliyeed oo ka dhici doono magalada muqadisho maalinta beri ah. Goobtu waa guryasamo, nagala soo qeyb gal si aad u aragto hormarka hablaheena ay ka gaaren dhanka dhanka ganacsiga.
when the time come no one will stay but the problem is somali every young person was killed so where's the humanity.
May Allah mercy on Almas #AlmasElman. May Allah grant her jannah and her family sabr. Our thoughts and prayers are with the #Elman family🤲.
Almaas Elman, a Somali-Canadian aid worker and activist, was shot dead on Wednesday in Mogadishu, a police official said. Her killing comes 23 years after her father, peace activist Elman Ali Ahmed, was himself gunned down in the same city in 1996. https://t.co/YEVTbCJUyz