Waxaan maanta shir guddoomiyay kulan looga hadalnay xaaladda amniga dalka gaar ahaanna qaraxyadii ay argagixisadu ku gumaaday shacabka ku nool Beledweyne.
Waxaan warbixin ka dhagaystay guddiga gurmadka deg-degga ee ku howllan u gargaaridda dadkii ku waxyeelobay qaraxyadii maanta
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qoysaska & ehelada uu ka geeriyooday Gen. Farxaan Maxammuud Aadan (Qarooole). Allaha u naxariistee Gen. Farxaan waxuu ahaa halyeey Qaran oo mar walba u taaggan difaaca Dalka, Diinta & Dowladnimadda Soomaaliyeed