suuqa saamiyada Mareykanka ayaa lumiyay wax ka badan $1 tiriliyan, taas oo muujinaysa cadaadis iyo cabsi xooggan oo ka jirta suuqyada maaliyadeed Maal gashadayaal badan ayaa iibinaya hantidooda. iya doo qiimayaashu si degdeg ah hoos ugu dhacayaan. down trade
JUST IN: 🇺🇸 Coinbase CEO Brain Armstrong says today is a "historic day for crypto and for the future of digital assets in America."
"Let's get CLARITY done."
@followings
Mareykanka ayaa saaka soo bandhigay qorshe ka kooban 15 qodob oo lagu joojinayo dagaalka, iyadoo la adeegsanayo dhexdhexaadin uu hoggaaminayo Pakistan.
Qorshahan waxa uu ku jiray in la yareeyo barnaamijka nukliyeerka ee Iiraan iyo in la furo marin-biyoodka Hormuz, iyadoo taa beddelkeeda la khafiifinayo cunaqabateynta.
Si kastaba ha ahaatee, Iiraan si adag ayay u diidday soo jeedintan, waxayna ku tilmaantay Washington inay “la xaajoonayso nafteeda.”
Diidmadan waxay muujinaysaa kalsooni darro qoto dheer oo u dhaxaysa labada dhinac.
Isla waqtigaas, hawlgallada milatari ayaa sii socday inkastoo laga hadlayo dejinta xaaladda.
Is-khilaafkan ayaa ka dhigaya rajada nabadda mid aad u daciif ah waqtigan.
https://t.co/C1tLAeGmGh