Habeennimada Isniinta oo ay Talaado soo galayso, waxaa Xarunta IFIYE marti ku ah Dr. Saadiq Eenow oo ka warrami doona isbeddelka hoggaamineed ee ka dhashay Itoobiya iyo saameynta uu ku yeelan karo Geeska Afrika gaar ahaan Soomaalida.
Goobta:Pizza House
Goorta: 6:30 PM โ 9:00 PM