@OGAA_NSHO Arinka Wiilku Ka Hadlayo Waxaa Fahmikara Qofkii Ugu yaraa 3Luuqadoood Sifiican Ugu Hadlikara Kuna Nool Dalkiisa Dal Aan Ahayn Waliba Wadamada Yurub Een Ka Fanaana Luuqadooda Luuqad Aan Ahayn
Mahadsanidin Dhamaan
M Siciid
@NIRASomalia In Qof Dalka Ku Soogalay Visum Sharciya Lagu Khasbo Isdiwaangali Waa Khatar Loo Bareeray
Waxaan uga Digayaah Qurbajoogta Dallalka Ay Ka imaanayaan Aan Laga Ogolayn 2Dad Dhalasho Xamar Waxay idiintahay Khatar Wayn!!!!
Dowaladana Waxaan Leeyahay plz Arinka Ka Gaara