Hi, @flyethiopian I Got Two Different Massages 1. Canceled Flight From Germany To Ethiopia 2. Changed Flight From Ethiopia To Somalia MGD.. I Know The Difficult Situation We Are In Right Now But Do I Take A Taxi From Frankfurt To Addis Or Bike To Catch My Next Flight Thnks ๐
@IamIdil Muqdisho Xafada An Ka Daganaa Nin Ayaa Arintan O Kale Sameya Subixi iyo Duhurkii Shaqadiisa Wuu Xiraa Labadaas Waqti Si U Ardayda U Cawiyo...Ninkaas Waa Doobile Dharka Dhaqa iyo Feero. Ilaah Ha Barakeeyo Waladiinta o Dhan
@Hamaalin But The Diaspora Send Money To Somalia When They Work In UK/US And Still Feed Both Their And Relatives In Somalia...So What's The Problem To Send Money To His Family Back In UK/US??
@mtaher02@ahmedvision1 Sawirkaan Hada Ma ahan Sababto Eh u Dhismaha Taalada Hada Sidaan Ma ahan "Nabad Iyo Nolol" Ayaa Saaran Calamada Tarafikada e Nalka ehna Kuma Taal hada KM4 Qiyastayda Xiligi Dowladi Hore Inay Tahay Ayaan Ku Qiyasay. WADADA QASHIN WA LASO DHIGA EE SAWIRKA HADA MA AHAN
@ahmedvision1@AbdallahAlas Haamanka Qashinka Wa La dhigi Karaa Lkn Laga Yaabaa In Dowlada Hoose Ka Baqday In Walxaha Qarxa Loo Galiyo Inkasto Hadaba Kartoomadaas La Galin Karo. Mid Kalena Wa Macquul Oo Dukaanle Yelayo Ma jiro Ayan umalaynaa Haan qashin Halagu Hor dhigo Ayadoon Wax Logu Badalayn
@ahmedvision1@AbdallahAlas Ogow Teeda Kale Maalin Walba Qashinkaan In La Qaado Ee Uu Meshaas Ku Hoyanin.
Kaliya Waxa Ka Dhiman Wa in Sidaan Laga Badalo