16/february/2021 waxe ii tahay maalinta iigu farxada badan waxa ii soo gabagabobay heerkeyga labad e wax barashada Master Degree Of Public Policy At SIMAD Graduate Studies
Waxa mahada kobad u sugnatay Allah, sido kale waxa u mahadcelinaya waalidinteyda & walalaheyga. πππππ
Wa hadal jeedinti an kajediyay kulanki an yelanay ardaydena Class MPP07
kulankaso u lajedkisa ahaa Master Of Public Policy At Simad Graduate Studies nosodhamaday ina isku Hambalyeno.
Labo sano kahor manta oo kale 14 October 2017 qaraxi kadhacay is gooska soobe maahan mida ilaawi doono inti kudhimatay walalahen somaliyed Alle ha u naxaristo
Aaaaaaaaaamin. #Somalia πͺπͺπͺ