@HamzaAbdiBarre Pm Hamza waa kugu wareeray aaway shaqadii dowladnimada ahayd ma jirto shaqo aad hayso aan ka ahayn maalin musqulaha airportka aad joogto iyo meel kaar lagu baxsho sorry ma haysid nidaam dowladeed oo shaqaynaya oo la arki karo dalkaba waxaad u haysataa xamar orod oo shaqadada qabo
@JibrilQoobey Mogadisho iyo bosaaso iyo hargeysa kolay iyagaa ugu dad badan somaliya xaqiiqdii waxaase loo baahan yahay tirokoob sax ah waa magaalooyin aad u weyn una dhismay .
@BoomThatsGenius@Nugaalgodan2 Caruurtaas markay tahriibaan somali baan nahay bay dhahayaan markay hargeysa joogaan somali baan necebnahayโฆ.kolay mar dhow tahriib bay aadayaane ilayn shaqo malaha hargeysa ee jacaylka somali weyn bara iyo gobolada somaliya oo dhan si ay u sheegtaan.
@abdi_fahad95386 @Abukarawale Dowladuhu hadii aysan mucaarad yeelan dowlad jirtaba ma ahan weliba hadii la sii caburiyo mucaaradka waxaa ka dhasha mucaarad hubaysan mana ku haboona somaliya hada taas ee xoriyada muwaadanka ha la ilaaliyo.
@FatimaIAden Markan wax walba siyaasad baa laga fiirinayaa weliba dhinac qaldan waayo wax khalad ah maba ahan in wiilal somali ah la kala bedesho oo xoriyadooda helaan ehelkooda la midoobaan 3 sano ka dib kuwa kalana sidoo kale maxkamad saara ka dibna sii daaya ama xabsi ku xukuma cadaalad ah
@TheVillaSomalia@HassanSMohamud@KagutaMuseveni Madaxweynaha ha noo sameeyo diyaarado bilaash ah oo deeqda caalamka diyaarad ha noogu soo iibsho maalin ciyaal boondheere ha baxaan maalina ciyaal wardhiigley waaba leyn qaboow shabaab waxay qarxiyaan ha waayaane kuligeen cirka na gee madaxweyne dhulka waa ku wareernaye.
@Salman_afgub Wax uu 4 bil qabay ma laha dib ha loo baaro ninkan xadgudubyo badan kolay wuu ku sameeyay caruur kale oo sharci adag ha la mariyo si ay u badbaadaan jiilka soo socda. Kolay nolosha gabadhan yar xanuun aan dawo lahayn bay ku noolaan doontaa oo maskaxda ah inta nolosha u harsan.๐๏ฟฝ๏ฟฝ๏ฟฝ
@TheVillaSomalia Vila somalia yaa hadalkiina runaysanaya ereteria 33 sano ka hor bay xoriyad siiyeen 1)maxay uga reeban waayeen bad.
2) way u sahlan tahay inay ka noqdaan xoriyadii oo ay bada ku qabsadaan waayo 1 wadan bay isku ahaayeen.
3) sacrifices anaga Oromo nooma samayn.
@AbdinasirSola Dagaalka JL waxaan u malaynayaa in dadka looga jeedinayay heshiiska bada waayo taliyaha ciidanka waa madaxweynaha hadii ciidankaas ay ayaga dagaalka qaadeen markaas waxaan u malayn waa siyaasad heshiiska bada la xariirta hadii lagu qaadayse ayaga ma aha siyaasad xasan sheekh bada
@agaraad Cashar wax laga barto inuu noqdo waan rajaynayaa ,waxa halkaan na dhigay waa PM ii shaqeeya keligay ee wadanka mid u shaqaynaya oo heshiisiin kara oo daacad ah lama rabo mar walba koox gaar ah baa qabsata wadankan nasiibkiisa sidan ah.