@HassanSMohamud Mudane Madaxweyne,
Waa ku mahadsan tahay guushaa ay soomaaliya ka gaartay badda ay tahay mid aad horseed ka tahay, waana kuu qirsanahay.
@Abdlatifsanyare Alxamdulillaah gobolka Allaah baa ku keenay oo aan ku mahdineynaa,Allaah ha kuu yasiro hawshaa adag aad u hayso ummadda soomaaliyeed,gaar ahaan Dawladda Puntland.Guuleyso
Waxaa farxad inoo ah in aan si gaar ah u xasuusanno maalintii dhallinyaradii xornimada soomaaliya ee ururkii SYL oo ku beegan maanta 15ka May.Dhallinyarada soomaaliyeed waxaa maanta looga fadhiyaa inay u midoobaan horumarinta dalka iyo ka qeyb qaadashada arrimaha siyaasadda.
somalia should not be relied upon by the parliament, they have plunged the country into irreversible war and destruction after 2 years of lawlessness extension