Dhaddo roob noqon wayday!
Waa ayaan-darro in dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed, kuwaas oo ku soo koray kuna barbaaray dalalka reer Galbeedka (Europe and North America), ay maanta qayb ka yihiin afkaartii “primordial era” ama casrigii jaahiliyadda ee bulshada Soomaaliyeed lagu kala qaybinayo.
Dhallinyaradaasi, halkii ay bulshada dib ugu soo celin lahaayeen aqoonta, ilbaxnimada, wada-noolaanshaha (tolerance) iyo qiyamka nololeed ee ay ku soo arkeen dalalka ay ku koreen, welina ku nool yihiin — kuwaas oo saldhig u ah nolasha madaniga iyo dawladnimada casriga ah (قيم المدينة والدولة الحديثة), kuna dhisan sarraynta sharciga, hay’adaha dawliga ah, muwaadinnimada iyo nidaaminta xidhiidhka bulshada, lagana gudbayo qoqobnaanta siyaasadeed, gobolaysiga iyo qabyaaladda ku qotonta xidhiidhada bulshada — waxay doorbideen inay qayb ka noqdaan dib-u-soo-nooleynta afkaartii iyo hab-dhaqannadii kala-qaybsanaanta.
Halkii ay aqoon qoto-dheer iyo waayo-aragnimo wax-ku-ool ah kala soo noqon lahaayeen dalalkii ay ku koreen, si ay dib ugu soo nooleeyaan bulshadii ay ka yimaaddeen, waxay la yimaaddeen erayo af qalaad lagu qurxiyey, balse ka madhan nuxur aqooneed iyo anshax mas’uuliyadeed.
Halkii ay ka noqon lahaayeen hormuudka brain circulation ama brain linkage — dad aqoontii iyo waayo-aragnimadii ay heleen dib ugu xidha bulshadooda — waxay doorteen inay noqdaan afhayeenno (mouthpieces) u adeega siyaasiyiin fashilmay ama siyaasado madhalays ah. Waxay isu muujiyaan dhallinyaro ay ka soo burqanayso xikmad aqooneed, ama dhaqdhaqaaqyo u ololaynaya caddaaladda bulshada (social justice) iyo arrimaha deegaanka (local issues), iyaga oo aan mararka qaarkood lahayn faham qoto-dheer oo ku saabsan mabaadi’da ay ku andacoonayaan.
Waxaa laga yaabaa in aanay dhab ahaantii aqoon qoto-dheer (knowledge richness) ka kasban dalalkii reer Galbeedka ee ay ku koreen, ama ay ku guuldarraysteen inay aqoontaas u beddelaan garasho, bisayl siyaasadeed iyo mas’uuliyad bulsheed.
Ugu dambayn, waxaa dhab ku ah maahmaahda Carabiga ah:
كُلُّ إِناءٍ بِما فِيهِ يَنْضَحُ
Weel kastaa waxa uu daadiyaa waxa ku jira.
Qof kastaa waxa uu bulshada la wadaagaa waxa uu dhab ahaan xambaarsan yahay: aqoon, garasho iyo madaniyad ama gobalaysi, jaahilnimo, qabyaalad iyo kala-qaybin.
We standing in solidarity with of the Somali National Armed Forces who engaged in intense fighting yesterday.
the military is the backbone of our government’s survival and the foundation of our emerging nation. At the same time we call for genuine accountability essential.
I saw former Foreign and Finance Minister Beyle and former Information Minister Dubbe (pictured), who once shed tears ostensibly out of patriotism, have turned into weird secessionists.
The president(s) in whose camp these men were stalwarts have some explaining and/or apologizing to do — not least for the judgment that elevated such turncoats to senior ministerial positions.
Let us hope there are no more fakers loudly preaching patriotism while conniving against the state.
Lesson learned: words, tears, appearances and sponsorship alike will not do.
We must check under the hood and conduct background checks and evaluations of anyone holding national office.
Hi brother!!!
ينزعج انفصاليو «صوماليلاند»، المدعومون من إسرائيل والإمارات، بشدة عندما يسمعون باسم ولاية شمال شرق الصومال؛ الولاية التي ناضلت من أجل وحدة الشعب الصومالي وسيادته 🇸🇴، وتُعد حليفًا رئيسيًا للمملكة العربية السعودية 🇸🇦 واليمن 🇾🇪 والسودان 🇸🇩.
لا تنسوا ذكر شمال شرق الصومال في تعليقاتكم للرد على انفصاليي «صوماليلاند» المدعومين من الصهيونية.
شكرًا لكم.
Congratulations to PSG on another great achievement! 🏆
And a special congratulations to Omar Artan.
Tonight, football gave him the stage he deserved. 👏⚽
"Don't ever stop dreaming." ✨
🇸🇴🏆From Somalia to the UEFA Super Cup, Omar Artan continues to break new ground.
As the first non-European referee appointed to take charge of the Super Cup, Omar proved that ambition, belief and hard work can take you anywhere.
“I was lucky, but I have worked hard to be here and I’m really proud.”
Full interview: https://t.co/TyDC7ncA0o
#SuperCup
This evening, I joined thousands of Somali citizens at Taleex Junction in Mogadishu to mark the historic 1 July celebrations, commemorating the liberation of the Southern Regions & the reunification of the North & South -an enduring symbol of our unity, independence & nationhood.
Cinderella! He has every reason to be afraid. Trust me he is not alone.
➡️ He knows Somalia is on the path to becoming an energy powerhouse within the next ten years.
➡️ He also knows for a fact that people in NFD who are currently living on $1 a day have equal rights & citizenship, just like the people in Jigjiga, Hargeysa, and Muqdisho.
Why is he concerned, along with other?
🇸🇴 Economic migration is what concerns him, and it will happen for sure. Why do you think Somalia failed to recover for almost four decades? Who played role Somalia to remain fragile?
Time is UP.
Don’t let petty things blind you.
“A patriot puts the future of the nation above personal grudges & temporary politics.”
The success of this process is emerging through the language of participation, representation, and legitimacy.
As in the #Mogadishu municipal elections, the Somali state is now ensuring election security through both air and ground elements.
The #Somali people are implementing elections based on the principle of one person, one vote. #1P1V
@MOFASomalia The ministry does not need to issue an official letter in response to circulating fake news reports. Doing so is unnecessary and may inadvertently diminish the institution’s authority and credibility.