Munaasabadda Ciidul-Adxaa awgeed waxaan hambalyo u dirayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta caalamka. Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd ee aan la nimid. Waxaa nala gudboon in aan caawinno danyarta iyo dadka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay.
Please don't forget to join us tomorrow at 21:00 EAT we will be covering the subject of monopoly.
"Ganacsiga in dad gaar ah ay u xirantahay ma run baa"