@siciidSL Kitab Al-Wasaf Al-Mubiin fi Tabaqat wa Manaqib Aal Al-Bayt Al-Ashraf Al-Mu'asiriin. Kitabada abtirsinta e nasabiyada ehlu bayt ka bu ku qoran yahay sheikh isxaaq iyo inti ku abtirsate hore uga socda
@yasin1449 Xog lagu kalsonan karo kulaha marka adu yad isku haysata madaxweyne kaso bilaw ila agasime G+1 ba lawada dhistay iyaguna dadka unbay dhinacoga kaga jiran mesha dad gaajonaya o ciil qabayal ah ba qabsaday
@EngDualeh family madaxwaynaha iyo inta ka ag dhow iyo guud ahaan waxqabad la'aanta xukuumadda.
Mar kasta oo arrimahan la soo hadal qaadana, waxaa lagu mashquuliyaa dadka hadallo ku saabsan
isku-shaandhayn, isbeddello la filayo, iyo ballangaadyo ah in "wax weyn ay soo socdaan",
@EngDualeh Bulshada waxa laga jeedinayaa arrimo badan oo ay ka mid yihiin maxaabiista la sii daayay, adeeg-xumada caafimaadka iyo adeegyada kale ee
aasaasiga ah, musuqmaasuqa heerarkiisu sare u
kacay, boobka lagu hayo dhulka danta guud iyo dhulka dadka danyarta , dhulkaas oo ay boobayan
@SSTHawdReserve family madaxwaynaha iyo inta ka ag dhow iyo guud ahaan waxqabad la'aanta xukuumadda.
Mar kasta oo arrimahan la soo hadal qaadana, waxaa lagu mashquuliyaa dadka hadallo ku saabsan
isku-shaandhayn, isbeddello la filayo, iyo ballangaadyo ah in "wax weyn ay soo socdaan",
@SSTHawdReserve Bulshada waxa laga jeedinayaa arrimo badan oo ay ka mid yihiin maxaabiista la sii daayay, adeeg-xumada caafimaadka iyo adeegyada kale ee
aasaasiga ah, musuqmaasuqa heerarkiisu sare u
kacay, boobka lagu hayo dhulka danta guud iyo dhulka dadka danyarta , dhulkaas oo ay boobayan
⬇️
You should first listen to the traditional elders (Ugaasyada ogaden). They clearly explain the true historical origins of the name 'Idoor' and how the Idoor divided the Ogaden territory among themselves, acting just like the colonialists did
Edoor has nothing to do with trade. I have an authority to clarify that as the inventors of the name. Also C.J. Cruttenden who came to berbera in the 1840s makes very clear it has nothing to do with trade and that it is diss name used by Darod for Isaaq