Barnaamijkeenii wuu inoo bilowday, soo dhowaada una faafiya asxaabtiina.
Maadaama aan ka hadlayno arimo saameeya #BeeshaCaalamka waxaan falanqaynta waraysiga @fqdayib ku qoraynaa kuna turjumaynaa afka qalaad ee ingiriisiga #SomaliSpaces
https://t.co/mdPRmXaYQj
"I am waiting for one person one vote system in order to run for office. I believe in federalism and devolution but I don't believe in balkanisation of #Somalia" @fqdayib #SomaliSpaces