"Congratulations Puntland on this historic day! After more than 50 years, the people have voted for the first time. Kudos to @TPECPuntland staff for their dedication and hard work. Vote freely and peacefully elect the right candidates
#PLGE#PuntlandElections
President @HassanSMohamud told the 31st edition of #ArabSummit in #Algeria that #Somalia is making a huge effort to overcome numerous challenges including security and economy and implemented a new strategy in the fight against terrorism.
#Somalia
Waxaan kaluumaysi u aadnay khooriga butiyaale ee #Qandala. Markaan shabaagada ku tuuray badda, hal daqiiqo kaddib malaay(kaluun) badan ayuu soo qabtay. Waxaan leenahay ilo dhaqaale fara badan ee aan ka faa'iidaysano. #Somalia
@FarahJuxa Waa suaal raga ka hadla dharka dumarka kuwooda ma ka hadlaan waa iyaga suudka galbeedka isku taagay? Kama ahan dhaqan difaac ee waa aayad durid gabadha soomaliyeed maanta maalin ka qurxuun ma jirto saa aayadii ilaahay bay hubsantahay.
Ra’iisul Wasaare @MohamedHRoble”Bulshadii aan caawa kula fiidsaday hoteelka Jaziira waxay dareen farxadeen ka muujiyeen in doorashadii dalku si nabdoon noogu soo idlaatay.
Waxaan shacabka Soomaaliyeed ka codsanayaa in garab u noqdaan hoggaanka cusub ee dalka.
The International Organization for Migration @UNmigration and @UNICEF today signed a new Strategic Collaboration Framework solidifying the organizations’ united commitment towards protecting the rights of migrant children.
https://t.co/kXkP5mnQG9