Aragtidayda BTC waxay jooga resistancegi Nov 2024 laga dhaqajiyay expansion, ku dhaqaqay wana 69 aragtida ah 30k gadhaysa u malayn mayo sandkan xata in ay ka hoosaynyso 56k. Areada 66-64 in dib loga dhaqajin dono ila tahay hadi 69 laga celini wayo hadi uu sidatana 56k ma dhafayo.