Home
Language
English
Türkçe
Bahasa Indonesia
About
Privacy Policy
Terms of Service
Pricing
Sign In
Download All
Share
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
Metz, France
Joined May 2018
225
Following
61
Followers
23
Posts
Pinned Tweet
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
almost 6 years ago
#NewProfilePic
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
19 days ago
@DrBaadiyow
Madaxweyne Dalkan io dadkan adee ku sugayan i.a
taakow770
retweeted
Dr. Abdurahman Baadiyow
@DrBaadiyow
20 days ago
Waxaa jira laba nooc oo tuugo ah: tuugga kaa xada boorsadaada iyo lacagtaada, iyo tuugga siyaasadeed ee xada dalkaaga. Kan hore marka la qabto waa la xiraa. Kan dambena marar badan waa la doortaa, waa loo sacbiyaa, waa la difaacaa, isagoo sii wada boobka hantida qaranka, hay'adaha dowladda, sharafta, iyo mustaqbalka ummadda. Waxaad ku garan kartaa tuugga siyaasadeed sida uu xilalka ugu magacaabo eex iyo qaraabo-kiil halkii uu ka eegi lahaa karti; sida uu dallacaadaha ugu saleeyo daacadnimo shakhsiyadeed halkii uu ka eegi lahaa mudnaan; sida uu qandaraasyada dowladda ugu qaybiyo taageerayaashiisa; iyo sida koox yar oo ku xeerani u hantaan hanti, dhismayaal, iyo maal aan la garanayn halka ay ka timid, halka shacabka intiisa badan ay sii faqrinayaan. Dal uu hoggaamiyo tuug siyaasadeed ma horumaro; waa daciifaa, ugu dambayna waa burburaa. Dal uu hoggaamiyo hoggaan hufan, anshax leh, isbeddel horseeda, oo leh aragti fog, wuu kobcaa wuuna barwaaqoobaa. Islaamku wuxuu ina farayaa inaan dooranno hoggaamiyeyaal ku sifoobay daacadnimo, caddaalad, amaano, iyo isla xisaabtan, ee aan ahayn kuwo dowladda u arka hanti gaar loo leeyahay. Mustaqbalka ummaddu kuma xirna oo keliya khayraadkeeda, balse wuxuu ku xiran yahay akhlaaqda iyo daacadnimada cidda hoggaaminaysa.
See More
taakow770
retweeted
Dr. Abdurahman Baadiyow
@DrBaadiyow
6 months ago
Waxaan maanta booqasho sharaf leh ku tagay Jaamacadda Banadir, halkaas oo si diirran oo qadarin leh laygu soo dhaweeyay. Waxaan ardayda Kulliyadda Culuumta Bulshada u jeediyay muxaadaro ku saabsan “Fahamka Bulshada, Dawladnimada iyo Islaamka”, anigoo diiradda saaray xiriirka ka dhexeeya bulshada, nidaamka dawliga ah, iyo qiyamka Islaamka ee hagi kara hoggaaminta iyo horumarka. Intaas kadib, waxaan golaha maamulka jaamacadda—oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, Prof. Mohamed Bide—ku wareejiyay hadiyad ahaan buuggayga “Somalia: A State in Search of Exceptional Leadership.” Waxay ahayd maalin qiimo badan oo aqoon, wada-hadal iyo is-dhaafsi fikradeed leh.
See More
Who to follow
Qadar H Ali
@Qadarow4
Servant of Allah/ freedom fighter/ anti-tribalism believe in somaliweyn/ Education specialist
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
almost 2 years ago
@DrJilley
Adiga qaainul wadan waxaana sugeysaa maxkamad
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
about 3 years ago
@NaciimaAbwaanQ
Reer nabar io naxdin time waa dhamaday marka buuqa naga yareya😁😂
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
over 3 years ago
@DrBaadiyow
Kalam saxiix ah
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
almost 4 years ago
@Taakow65
Daawo farii ah mala helayaa hee
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
almost 4 years ago
@HESharifShAhmed
Guul i.a
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
about 4 years ago
#NewProfilePic
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
about 4 years ago
@LamaFarxiyo
Warkaan qoftaada halagu haayo cad waaye wale😅🙈
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
about 4 years ago
@NacimaAbwaan Looma oyaan baa thy hdlkaadana meel kasoo qaad mlhn🤣
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
almost 5 years ago
@hhundubey
🤣🤣🤣🤣
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
almost 5 years ago
@hhundubey
Haduul duulin darbiga qabso Hah😁
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
almost 5 years ago
@hhundubey
Nin daad qaaday xunbo cuskay🤣
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
almost 5 years ago
@hhundubey
Seedareme xagee marosaa🤣🙈
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
over 5 years ago
@LamaFarxiyo
Aad io aad lawo waa heysana ee midka sadaxan alle hano fududeyo
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
over 5 years ago
@LamaFarxiyo
Wax na fahmi kara adigaa ka jiray qliyey
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
over 5 years ago
@LamaFarxiyo
@d
Waad siisay talo fcn waa hde wax maqlayan
taakow770
retweeted
Farxiyo Lama-filaan
@LamaFarxiyo
over 5 years ago
Kaliya waxaa mara xaaladahaan kuwa aan haysan awood ay ku gudbiyaan wax badan oo ka dhex guuxaya. Qor oo tir, qoomameey oo is hiif Alla qalbiga💔 Naf jacaylku biya dhigay bogan wayday aawgaa.😭
Hanad Abdullahi Takow
@taakow770
over 5 years ago
@LamaFarxiyo
Aad io aad xqqda ayaa ka hdshay
Last Seen Users on Sotwe
AHMET
Seen from
Turkey
GALERY 17+
Seen from
Indonesia
明月逐晚风
Seen from
Korea
王者
Seen from
Korea
黒田智
Jav Code
Seen from
Turkey
Türk Kürt Arap Porno
Seen from
Turkey
Greenpeace.BNB.probablynothing.LUNC
Seen from
Belarus
Ellie.
Seen from
Malaysia
Just Rock Content
Trends for you
1
OLANDRIA VARIETY
Under 10K tweets
2
#AEWDynamite
Under 10K tweets
3
Toby
Under 10K tweets
4
Weights
Under 10K tweets
5
#AniyaxVariety
Under 10K tweets
6
#TrinityxVarietyYH
Under 10K tweets
7
Chivas
Under 10K tweets
8
Billy the Kid
Under 10K tweets
9
NO MORE DREAM
Under 10K tweets
10
Mitch Bratt
Under 10K tweets
Most Popular Users
1
Elon Musk
@elonmusk
241.2M followers
2
Barack Obama
@barackobama
119.1M followers
3
Cristiano Ronaldo
@cristiano
112.7M followers
4
Donald J. Trump
@realdonaldtrump
111.8M followers
5
Narendra Modi
@narendramodi
107.1M followers
6
Rihanna
@rihanna
98.2M followers
7
NASA
@nasa
92.2M followers
8
Justin Bieber
@justinbieber
91.4M followers
9
KATY PERRY
@katyperry
88.9M followers
10
Taylor Swift
@taylorswift13
82.8M followers
11
Lady Gaga
@ladygaga
74.3M followers
12
Virat Kohli
@imvkohli
71.8M followers
13
Kim Kardashian
@kimkardashian
70.4M followers
14
YouTube
@youtube
68.8M followers
15
Neymar Jr
@neymarjr
64.7M followers
16
Bill Gates
@billgates
64.6M followers
17
The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers
18
Selena Gomez
@selenagomez
62M followers
19
CNN
@cnn
61.8M followers
20
X
@x
60.8M followers
Olivia
Online
✨
⭐
💫