@AAbdishakur#Aderow cidii aad xildhibanka ka barisay ayad gabtay soomali weyn waxba uma gashid ee Saad uga leexato ma taqanaa dadka administration haayo ,
Xumaantoda iyo samantoda soomali aya dooratay
@fqdayib Somalinimadu mahan magac qofksta sheegto ama wax lagu dhuunto ee wxu ka turjumaa diin iyo dhaqan wanaagsan oo ah islaanimo ee hadii sheydan ku duufsaday wxan Allah kaga baryeyna inu kso hanuuniyo