This is Reality Bro , Haddad rumaysantey iyo hadaad diidanteyba. We are all Satoshi π«΅πΎπ₯. One Bitcoin = one Million Itβs Not Dream . #bitcoin#crypto#somali
@zakariyasharif9 Wax weyn maaha waa lagu na sanayaa uun, siddii bilihii lasoo dhaafay 60k muddada badan loo taagnaa. Kadib baa hore looga soconayaa.. PUM
Amarka ilaahay xariiqyo ma aaminsani, iyo in cidina garan karto qiimaha Bitcoin oo sii sheegi karo. Waa iska male uun in qiime la sii sadaaliyaa.
Laakiin mid kalaan aaminsanay in Marwalibba Lacag lasoo daabaci doonno,
Bitcoin waa 21m, waa lacag Xornimmo dhaqaale ku siineysa.
US πΊπΈ National Debt Just Hit
$40 Trillion
It Took Us Over 200 Years To Get To $1 Trillion In Debt.
It Took Us 90 Days To Go From $39T To $40 Trillion.
& From $38T to $39T It
Took 210 days.
The More Debt We Have, The Less Valuable Your Money Becomes, a.k.a. The Higher Cost Of Living
The System Is Making You Poorer, By Design.
The Only Way To Escape Is With #Bitcoin #HosKasi.
Dadkaan waxaanay ogeyn in Bitcoin ay Tahay Do or die ππ. Haddii mindset-kaas aanad lahayn Bitcoin ha ka sheekeyn, wax kale iska raadso xitaa Geel iska iibso kaas baa dhaqan u leenahay e Shitcoin iyo Stock kuu dhamee ππΎ