Madaxweyne @HassanSMohamud oo guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada ayaa kula dardaarmay in ay mudnaanta koowaad siiyaan la dagaallanka argagixisada caqabadda ku ah dowladnimada Soomaaliyeed, Wasaaradaha oo dhana ay kaalin ku yeeshaan dagaalkaas ka dhan ka ah argagxisada.
@GaroweOnline@TheVillaSomalia @AbdinurMAhmed @MrDuqa Federalism wax somalidu kawada tashatay maaha mana aha wax talo somaliyeed kuyimid marka dan baaba loo arki karaa in ama la tuuro ama la waafajiyo maslaxadda umaadda somaliyeed