Mogadishu Airport’s entrance tells the story. While Somalia faces these conditions, Hassan Sheikh Mohamud is busy protecting Egypt’s interests. Not a single Egyptian soldier has died defending Somalia.
Egypt, keep your hands off Somalia!
@B19Joshua@Hajji_Lander Suldaanka balo ayaa la tusay. Run ma ahan, saas kama wadin, Deni waa cadow, sheekada waxaa wada Deni drones, HSM wuu ka adkaaday Puntland intaas un ayey ku xaliyaan marxalad kasta.
Madaxda Puntland xisaabtu kama khaldana, go-aankooduna ma ahan laablakac.
Shacabka dareenkooda laguma shaqeeyo ee dantooda ayaa laga shaqeeyaa.
Somalia ha waarto.
@SalaadCali46431 Shacabku boqortooyadda waa ka cawdaan. In MJ laga cabaado iyaga oo aan wadanka xukumin waxay cadayn u tahay in saldanaddu aysan ahayn jigada ee ay tahay Deeq ALLE uu siiyay dad gaar ah. Jigadda & jigo la-aanna ay markasta boqortooyo yihiin.
Hadalka Feysal labo shay ayuu tilmaamay.
1. In uu ka go-ay Puntland ee uusan Somalia ka go-in.
2. In Puntland awoodo in ay Somalia kusoo celin karto iyada oo aan howl badan laga marin.
Arinkaasi wuxuu muujinayaa awoodda Somalia.