Madaxda Puntland xisaabtu kama khaldana, go-aankooduna ma ahan laablakac.
Shacabka dareenkooda laguma shaqeeyo ee dantooda ayaa laga shaqeeyaa.
Somalia ha waarto.
@SalaadCali46431 Shacabku boqortooyadda waa ka cawdaan. In MJ laga cabaado iyaga oo aan wadanka xukumin waxay cadayn u tahay in saldanaddu aysan ahayn jigada ee ay tahay Deeq ALLE uu siiyay dad gaar ah. Jigadda & jigo la-aanna ay markasta boqortooyo yihiin.
Hadalka Feysal labo shay ayuu tilmaamay.
1. In uu ka go-ay Puntland ee uusan Somalia ka go-in.
2. In Puntland awoodo in ay Somalia kusoo celin karto iyada oo aan howl badan laga marin.
Arinkaasi wuxuu muujinayaa awoodda Somalia.