@DrMaryanQasim Aamiin Marxuumka Rabbi Jannatulfirdawsa ha ka waraabiyo Qoyskii,Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxayba Samir iyo Iimaan Saadiq ah ha ka siiyo
Join me in my Space! Waxaan kula talinayaa Xizbi xaakimka Somaliland ee Kulmiye inuu qaado Talaabooyin uu ugu diyaargaroobayo Doorashada lmadaxtooyada ee la filayo 2022 https://t.co/8ByXadzhOk