@SaidAbdullahiDe Waa ayaan daro iyo in lagu ciyaarayo caqliga umada somaliyeed in lagu compaing gareeyey farmajo aan bixineeynaa waa hadafkeena koowaaad taas waxaa ka haboon inaad qorshe loga saarayo umadan dhiban dhibka iney la yimaadaan shacabow nin wax idiin qaban dona ma jiree kursi iskakacsi
@AnalystSomalia Buur madow dad ma dilin ninka la taagan maalin kasta anaa dadka dila maa wax laga qabto hadii daacadi jirto iyo musuqaan koofurta hareeyey iyo maamuladaan tuugada ah machadka aad madaxda ka tahay caqabadaha banaankiisa ayeey ku warwareegaan
@M_Farmaajo Markasta waxaan maqalnaa agaasimaha madaxtooyada hebel aa looagacaabay lkn halka ciladu ka jirto maahan agaasin madax tooyee ee lataliyaashaada liita iska badal oo hamigii shacabku kuu qabay iyo kii aad u qabtay inaad wax u qabato ku seejiyey
@SNAForce Ciidan maalinkasta la tababaro oon hadan tayo iyo dishbilin aan laga hagaajineyn waxba noqon maayaaane ee bal inta la hayo hala tayeeyo si aan ciidan shisheeye uga maarano
@AHGuled Siyaasiyiinta somaliya waa ey ka cararaaan in la gaaro waqti shacabku codeeyo waayo waxa ey weeynayaan kuraasta sababna ey utahay waxqabad la,aantooda marka dadkaas siyaasiyiintoodaa bislaataye kuweena goormeey bislaanayaan?
@khaddar_awil Guurku lacag maahan ee waa jeceyl naxariis dulqaad iyo in kaloo badan hadii ninka $100,000 ka bixiyey adoon cml u qaato lacagtaas badan darteed ayadoo heli karta mid ka wanaagsan oo nolosheeda iyo farxadeeda ka talinaayo lkn shardigu xiray
@khaddar_awil Midaka aan awoodin yuusan isa soo dalin wyo 1000,000 wax ay u doorata ayaaba ha in uu ninkastba ku soo habon mid mid moyee raga badan wey ku qima tiran ππ
@ZakiaHussen Ma umaleeynaayo in eeydhowdahay fursadaan waayo madaxdii wadanka oo musuqmaasuq iyo nin jecleesi iyo wax qabad la,aan ku faanaya maalinkastana siyaasada sidii eyrabaaan u dhigaya ayagoo ka cararaya waxa eey hayaaan in shacabku arko