Hello Book lovers,
We encourage each of you to JOIN us for BARAARUG LIBRARY Book review Forum, especially if you are a student, as we expect that the books we select, will be profiled and hopefully propelled to new heights via the support of the LIBRARY. 1/1
#BaraarugLib
Waayahan waxaa marinkoodii laga dalfiyey ujeedada iyo macnaha:
- Wadaniyad (Patriotism)
- Mucaaradnimada (Opposition)
- Gobannimada dawladeed (Sovereignty)
- Qabiilka (oo u baahan in la shaybaaro)
- Soomaalinimo
- Federaalka & Ujeedadiisa (mid dan ka leh & mid diidan)
#Somalia
#14kiiOktoobar 2017 waa maalin murugo ku leh xusuusta dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Waa maalin ay dhagarqabayaal aan arxan lahayni ku gumaadeen isgoyska #ZopeKM5 dad Soomaaliyeed oo ka badan 560 oo qof kuna dhaawaceen in ka badan 320 oo qof. #MaalinMurugoLeh
Today, we celebrate the 65th anniversary of our National Flag Day. My humble tributes also goes to the designer of our flag; Mohamed Awale Liban. #NationalFlag#Somalia
Xuska Maalinta #Nabadda🕊️Aduunka
Qiimaha #Nabaddu🕊️ay ku lahaan jirtay nolosha bulshadeenii hore.
Gabar ayaa waayahaas nin u soo guurdoontay markaas ayey si ay u ogaato in ay si nabad iyo naruuro leh ay kula noolaan karto weydiisay saddexdan su’aalood ee soo socda:
Another bright evening in #Cadaado as @AdadoLibrary hosted another book presentation last night. Thanks to the youth organisers including @A_KadirAfrica who mobilised that well attended event. The library is the groundbreaking for reading and writing clubs.
#Galmudug#Somalia
I was one of the attendees of the first anniversary of the opening Adado Public Library.
“Libraries will get you through times of no money better than money will get you through times of no libraries.”
#CadaadoPublicLibrary#Cadaado#Somalia