MP- Abdurrahman @Odowaa "Galmudug will not become a center of opposition to the Federal Government of Somalia"
A public support candidate, said the government will work with the well-being and development of Galmudug State of Somalia.
#Odowaa4Galmudug#GalmudugMidAh
Ogeysiis : Carwada Buugaagta Cadaado oo ah Sanadkeeda Labaad, Waxa ey dhaceysaa 27, 28 iyo 29ka Nofeember ee sanadkaan 2019 inshaa’allaah. Ka soo qeyb gal wacan.
Theme of the year : Education For Gender Equality.
#CFB2019.

Maxamed Ibraahim Warsame Siciid
( Hadraawi ☆ ).⤵
Waxaan Halkaan Ka baran Karna Nolosheena Sida Loo Badalay, Oo Aan Unacnay Wax Walba Oo Aan Heli Karno Ama Wanaag Ahaay Ee Dalkeena Dhax Yaalo.
#Somalia
Xalay Maraan Safar Ahaay Kana Soo Tagay #Dhuusamareeb, Una Socday #Cadaado, Clipkaan Waxaan Duubay Salaadii Maqrib Oo Aan Ku Tukaday Meel Layiraahdo #Mirrig Uu Kudhashay ExMD Cqasim Salad Xasan, Sidoo Kale Waxaa Ku Aasan ExMD Maxamed Siyad Bare Abihi, Siyaad Barre.
#Somalia