Waa Qaburaha Burco waa xabaal ka duwan quburaha kale. Waxaa Alle ku gogley geed aan dhinacna u dhaafin xabaashaas oo aad moodayso in lagu beeray oo laga shaqeeyay, waxaana ku aasan wiil dhallinyaro ah xabaasha muddo laba bilood ah ayuuna ku aasan yahay. Waa arrin mucjiso ah.
Tuldo ama Geel la milxinayo qurux iyo ashqaraar lama soo koobi karo indhu_huna kama jesanayaan quruxdaas.
Aynu halkaa ka wada socono idam alle.👏
https://t.co/zdsar6aEGy