‘Ha walwalin wey ogaan doonaan qiimahaaga markii ay heli waayaan qof adiga oo kale ah.’
- Don’t worry they will realize your worth when they can’t find someone like you.”
🇸🇴 Happy Independence Day, Somalia! 🎉
Today, we honor 26 June, the day in 1960 when British north Somalia gained independence from colonial rule — a proud and historic moment for the Somali people.
May this day bring unity, peace, and progress to all Somalis around the world ✊🏽
“Jimicsigu kaliya ma beddelo jirkaaga, wuxuu beddelaa maskaxdaada, dabeecadaada iyo niyaddaada"
“Exercise not only change your body it changes your mind, your attitude and your mood.”
- Unknown
Murti Hore, ayaa waxa ey leedahay:
“Ceebta Jirkaaga waxaa lagu qari karaa Hal Mitir oo dhar ah, Laakin Ceebta Fikirkaagu waxa ey muuqanee, marka ugu horeeyso ee lagula doodo”.
@AbdinasirSola U maleen maayo waxaasi in ay run tahay hal website oo warkaas laga soo xigtana lama aamini karo. Aanu ka war sugno dowladeena waxay ka tiraahdo. Kaliya waxaa aqbali karnaa in 40 wixi ka yar turkey faa’ido 60 kalena ayn inagu yeelano.