β KOOXDAN WAA DAMIIR-LAAWAYAAL UU KU SHAQAYSTO CIIL QABE XASAN DAL DULEEYE
β Kooxdan waa shaqsiyaad aan damir iyo dhaqan toona lahayn; wax xushmad iyo qaddarin kuma dhex lahan dadkooda waxaa lagu sifeeyaa inay yihiin qawlaysato maafiyo ah oo dulaal u ah Ciil Qabe Xasan Da Duleeye.
β Waa kuwo damirkoodii lumiyay,iskuna beddelay aalad uu si joogto ah u adeegsado Ciil Qabe Xasan Dal Duleeye si uu ugu burburiyo dadkooda iyo deegaankooda.
β Waa dullaal iyo dhiigmiirato u adeega Ciil Qabe Xasan Dal Duleeye kana macaasha dhaawaca iyo burburka iyo isku dirka bulshada ay kasoo jeedaan.
β Shaqsiyaadkan waxaa loo adeegsadaa sidii ey tababaran waxay u fulinayaan qorshe kasta oo lagu kala firdhinayo dadkooda iyaga oo aan wax shaki ah ka qabin xumaanta ay samaynayaan dadkooda.
β Waa koox si bareer ah u iibsatay damirkoodii kuna beddeshay xoolo,xil ama ballanqaad been ah iyaga oo aan wax dan ah ka lahayn dhibaatooyinka ay ku hayaan dadkoodii,isla markaana ku faraxsan kala firdhinta iyo burburka beel ahaan iyo qaran ahaanba.
Afarta Diyaaradood PL ay soo iibsatay Maanta ayay ka duuleen Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo ay uguureen Dhaadaar si ay hawlgalka qayb uga noqdaan.
Diyaaradahan,waxay kala yihiin...
B.Laba kuwa dagaalama ah.
T.Labo kuwa Saadka,Ciidanka iyo Dhaawaca gura ah.
Dowlada PL,ayaa si buuxda usoo iibsatay,waxaana ka caawiyay Dhaqaale ahaan Imaaraadka,iyadoo laga soo iibshay Koonfur Afrika,waxaana ufasaxay oo xaqiijinta bixiyay Dowladaha Maraykanka iyo UK.
Dhawaan,waxaa la wareegi doona Duuliyayaal reer PL oo tababarku usoo dhamaanayo.
In Quwadaha Caalamku tixgelin uhayaan Nidaamka PL,isla markaana aqbalsan yihiin hawlgalka sifaynta Nabadiidka ee PL,waxaa cadayn kuugu filan in lagu aaminay Diyaarado ku kacaya ku dhawaad $100- Milyan.
Villa Somaliya,ayaa isku dayday in ay hor istaagto Diyaaradahaas keenistoodii,waase looga adkaaday.
Xamar lama sii lahaan karno Dowladnimo,sababtoo ah Somalidu Siyaasada ma wadaagi karto.
JQ.
Madaxweynaha Maamulka Jubaland @PresidentMadobe ayaa ku baaqay in maamulkiisu diyaar u yahay fidinta gogosha Soomaaliya lagu samata bixinayo. Wuxuu waano iyo digniin isugu daray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, una sheegay in Soomaaliya danteena kujirto in caqliga laga shaqeysiiyo, dalkaan iyo dowladnimadiisana looga shaqeeyo qaab ka fog xukun jaceyl. Wuxuu madasha Qaranka maamulada ku soo haray ugu baaqay in aysan dalkaan gacantooda ku burburin una nasteexeeyaan madaxweyne @HassanSMohamud. Hadalka @PresidentMadobe ayaa u muuqday mid ku dheehan waayo aragnimo iyo lax jeclaysi uu kaqabo dowladnimada Soomaaliya.