#Sheekh Shariif βkuma baqayno wiilal yar oo qurbaha jooga oo la soo adeegsaday caydodaβ waa la isku wada raacay in Dawladda 4km ka talisa lacago ku bixiso cayda iyo aflagaada Qabayilka iyo shaqsiyaadka ka soo horjeeda. Shariifku waxa kale oo u ka hadlay sidii Siyad Bare ku jabay.
#Somaliland oo loo Aqoonsaday Goob jooge Rasmi ah oo Katirsan Ururka Baarlamanada Barwaaqo Sooranka.
Shikii maanta ka Uganda ee wadamada barwaaqo sootanka ayaa la isla qaatay in ay #Somaliland ka noqoto xubin goob joog ah. Waa guul soo hooyatay.
Dawladdi #Somalia ma waxay isku bashay magafeβ Axmed Madoobe @M_Farmaajo@KhadarGulaid. #Somalia warkeedu waa ku daayay beentii ay isku sheegayeen ayaa qan gadhay wayna rumaysteen