@shafici_Gul Meshan dhiig uso datay hdi asi baxna ragi shalay joogo moqdisho Mel lawada leyahay ma aha ee wa Mel rerka hawiye kor ka ilashto xata mucaradka sidi mirinayo ma samen karan
@saabir26@MoDSomaliya Zxp laga yaba ina iga xog ogal San tahay lkn difaca waxa lo galiyay in la dhiig bixiyo side 2022 kuwa dowlada gobaha loga baxay aya loga baxayay ayado cidanka wax garin wxana soo dhaw werar midesan cidankana sirdon la an io hagar sas u gashay
@FahadBinYasin Xassan oga in farmajo shalay ka saxna lkn xalka ku ololen karay aya ahed in uu ka hor imado lkn manta ayuu fursad uga faidesan karo wixi u ka rebay farmajo u arka
@ABDISALAMDDS Xassan ree Awdal ma necbo lkn kii ssc ka gaabsanoya sababtana mamulada faraha badan ayuu diida wana aha in reer kasta mamul la Siya waxs ma socon karto walba reero wada dago waa macqul marka idinkana isma racsanidin ee mamul iska Ilona Kan ku jirtin wax la qebsada
@OGAA_NSHO Go aankisa qalafsana aya dilay Allah unaxaristo waxuna ku dhintay wado sax ah lkn asigo og inu muhiim aha in uu sidi askari camal u dagalamo waa masuliyad daro AUN