Dowladaha Qatar πΆπ¦ iyo Waqooyi Bari oo kala saxeexday hishiisyo ku kacaya malayiin dollar
Dowladda Qatar waxay tageero dhaqaale oo xoogan ku bixineysaa biyaha iyo waxbarashada sidoo kale dowlada Qatar waxay maalgelin weyn ku bixineysaa Garoonka diyaaradaha ee caasimada