@Mobaldho Hogaanka Puntland hada jooga hada jooga dhaliilo ha lahaado laakin PSF in la soo afjaro hay,ad ahaan danta Puntland baa maanta ku jirta aragtidayda , wiilashu waa reer puntland xirfadooda ciidanna meelo kale o sharci ah ayaa loga faa,iidasanya
@Mobaldho Dagaal mar walba wax la taageero maahan laakin qiimayn hadii lagu sameeyo PSF 2021 dagaalki ay Bosaso la galeen Puntland iyo taageerada ay bulshadu u haysay noocyadeeda kala duwan iyo sida maanta aan xitaa cidana uga tacsiyeyn oo dadku wax aamusa iyo wax ku farxa ay noqdeen
"أنا ابن الصومال وسندافع عنه".. أولى تصريحات الحكم عمر عرتن بعد وصوله مقديشو عقب منعه من دخول الولايات المتحدة للمشاركة في التحكيم بمباريات كأس العالم 2026
#الجزيرة_مونديال26#فيديو
@Mjama253@AlqarniAwwad@Mjama253 I get that your argument maybe works on a local level, but when it comes to what Israel has done in Gaza and the question of who we should stand with, it completely falls apart. Brother, you can’t strengthen an argument that ignores Palestine.”
@RedWave_Press Honestly, he’s a poor man" Miskiin" just trying his best. He came here at 29 and acts like he invented integration, while kids born here blend in like Wi-Fi. Someone tell him to chill.
@xasbahle@jama_deperani@HESaidADeni Caadi iska dhig sxb hadaad Dani dhaliilayso wakhtiya la sugo laakin tan dhaliil ma leh ee bogaadin buu kaa mudna ama inaad ka amusto
Caadi iska dhig